Shirkada KaLaFoGe Eyetech waxey sameysaa bogaga internetka ee shirkadaha, emailada casriga, softwares iyo apps shirkadaha kushaqeeyaan waxan ku qaban karnaa
1- Website casri ah oo macaamiishaada ka daalacdaan howlaha qabatid ama si toos ah online-ka macaamiishada wax kaaga iibsan karaan dal iyo dibad si casri ah halkaasna lagala soo xiriiro.
2- Apps iyo websites aad ku maamushid ganacsigaaga xisaabaadka shaqaalada i.w.m si casri ah.
3- SEO inan macaamiil badan kugu soo xirno kuwaasoo ah isticmaalayaasha social media.
4- Hadii aad leedahay Salon waxan ku sameyneynaa website iyo applikeshan macaamiishada balamaha kasoo qabsadaan adeega aay rabaana ka iibsadaan.
5- Hadii aad tahay shaqsi dukaan leh ama products soo saaro waxan ka saacideynaa website macaamiishaada ka iibsan karaan products-kaaga dal iyo dibadba.
Hadii aad leedahay shirkadaha. Hoos kuxusan nala soo xiriir si aan u hormarino ganacsigaaga
- Ecommerce Websites
- Maqaayad
- Logistics
- Real Estate
- Pharmacy
- Super Market
- Dukaamo
- Ganacsiga guryaha
- School
- Travel agency
Dhamaan intaas iyo howl kastoo ganacsi ah aad leedahay nala soo xiriir si aan kagala shaqeyno online-ka helista macaamiil iyo maamulida ganacsigaaga.